Welcome! This is a website that everyone can build together. It's easy!

boga fariimahaThis is a featured page

xamseboga fariimaha - bilkhayr internet and servicecaalamkabilkhayrcaalamkaboga fariimaha - bilkhayr internet and service
kusoo dhawawa shabakadan oo uu sika leeyahay pr:xamse baashe muxumed
WELLCOM TO BILKHAYR
BILKHAYR


GABAYO QORAAL

ubax1
ARIMAHA GUURKA
(guurku waa .......

snm
Mujaahidiinta SNM
waxaad ka helikartaa qaar
kamida sawiradii mujaahidiinta

wadne
faahfaahin kooban oo kusaabsan.....

Rayigaaga ka dhiifo

muxaadarada
QURAANmuxaadarooyink
QURAANAKA KARIIMAKA AH
Maahmaahyada soomaliga ah waxaan kusoo dhawaynaya inaad wax kabarato
insha allaah

bilkhayr3heesaha somaliga aha iyo

Dhacdooyinkii ugu layaabka badnaa ee somara somaliland dadkeeda uguna fulaynimada badnaa

hambalyo
HAMBALYO


Taariikh taxane ah oo kusaabsan....


boga fariimaha - bilkhayr internet and service
Dhaqanka somalidu sidee buu ahaan jiraya????


HEESO QORAAL AH



Mucjisooyinkii
ciyaa
hargaysa city centeral hotel

boga fariimaha - bilkhayr internet and service
wellcome to bilkhayr internet and service

boga fariimaha - kusoo dhawoow shabakda xorta ah Bboga fariimaha - kusoo dhawoow shabakda xorta ah B
boga fariimaha - kusoo dhawoow shabakda xorta ah Bboga fariimaha - kusoo dhawoow shabakda xorta ah B
boga fariimaha - kusoo dhawoow shabakda xorta ah Bboga fariimaha - kusoo dhawoow shabakda xorta ah B
Welcome to bilkhayr.wetpaint.com Media


falan kusoodir hadaad hayso wax luguu Xayasiiyo:
ilac02@hotmail.com
alshabaab_18@hotmail.com
xamse18@hotmail.com
www.bilkhayr.wetpaint.com

fadlan sidaas iyo xidhiidh wacan
webkan oogu kaalay xayasiinta
sharkadaha wadaniga ah iyo waxa alaale wixii
sharkado ah oolugusoo diro
www.bilkhayr.wetpaint.com
hadaad hayso waxa luugu xayaysiiyo
usoodir shabkada.

boga fariimaha - kusoo dhawoow shabakda xorta ah Bboga fariimaha - kusoo dhawoow shabakda xorta ah Bboga fariimaha - kusoo dhawoow shabakda xorta ah Bboga fariimaha - kusoo dhawoow shabakda xorta ah Bboga fariimaha - kusoo dhawoow shabakda xorta ah Bboga fariimaha - kusoo dhawoow shabakda xorta ah Bboga fariimaha - kusoo dhawoow shabakda xorta ah Bboga fariimaha - kusoo dhawoow shabakda xorta ah B
Maalin ayaa waxaa is-la tukaday laba nin oo maan laawayaal ah. Markey salaadii dhameysteen ayaa midkood weydiiyey kii kale inuu duceysto asna aamiin u yiraahdo.....

kii koowaad ayaa wuxuu ilaahay ka baryey inuu ido badan siiyo. kii kalana aamiin ayuu u yiri. Markuu dhameystay ayaa kii kale ilaahay ka baryey inuu dawacooyin badan siiyo....

kii hor duceystay ayaa markaa intuu xanaaqay yiri:
"war ma idaheygaad dawacooyinka u baryeeysaa"
kii kale ayaa ku jawaabay:" maya ee adna ilaahey baad ido weydiisatay annah dawacaan weydiistay"

waa la' is af dhaafay, halkiibaana feer la isku bilaabay.

Goor cabaar la' is tumaayey ayaa waxaa meeshii soo maray mid dameer ku sita malab uu lix biloodna u sii socday meesh laga helo. lix biloodna ka soo socday.

Nimankii buu kala qabatay, dabadeedna wuxuu weydiiyay waxay isku heystaan. Markii arintii loo sheegay buu asagoon hadlin inta tanagii malabku ugu jiray dameerkii ka soo furay oo dhulka afka u galiyey ku yiri kuwii is-dagaalay:

"ilaahoow dhiigeyga sidaa u daadi inaan midkiina bar caaqibo ah lagu arag

boga fariimaha - kusoo dhawoow shabakda xorta ah Bboga fariimaha - kusoo dhawoow shabakda xorta ah Bboga fariimaha - kusoo dhawoow shabakda xorta ah Bboga fariimaha - kusoo dhawoow shabakda xorta ah Bboga fariimaha - kusoo dhawoow shabakda xorta ah Bboga fariimaha - kusoo dhawoow shabakda xorta ah Bboga fariimaha - kusoo dhawoow shabakda xorta ah Bboga fariimaha - kusoo dhawoow shabakda xorta ah B

kusoo dhawoow shabkada bilkhayr iyo
shaqaalaheeda

waxa ay ogysiinayaa mulkiilaha shabakadan
ENG:HAMSE BAASHE MUXUMED

SHabakadan oo ay iska leedahay internetka
bilkhayr internet kunayaal kasoo horjeedka amaba
xaafada tootale waxaan

idinleenahay waad ka helaysaan
waxa kasta oo aad ubaahataan

wixii faahfaahina noogusoo dira cinwaanada kala ah:
ilac02@hotmail.com
shaadhey@hotmail.com
xamse18@gmail.com
alshabaab_18@hotmail.com
www.bilkhayr.wetpaint.com




FADALAN SI AAD FAAHFAHIN UGA HESHO LASOO XIDHIIDH BILKHAYR
526866 TELLSOM

Qaybata qorida todobaadka



HABALYO BILKHAYR COMPUTERS

computer 1bilkhayrbilkhayr
bilkhayrInternetkan bilkhayr waxaad ka helaysaa borgiraamadii ugu danbeey xaga Internetka officka iyo waliba xp
bilkhayrFadlan mar walba waxaad naga helaysaa cinwaankayga oo ah www.bilkhayr.wetpaint.com
bilkhayr
Maanso iyo hees iyo gabayga oo aad moodo inay bulshada badankeeda iskaga milmeen‏

boga fariimaha - kusoo dhawoow shabakda xorta ah Bil xamse baashe muxumed
22/07/08

Cabdilaahi suldaan ilaahay ha u nariistee heestii calan saarka hada waa hees maaha maanso inaan soo qaato tusaale baan jecleystay laakiin ma xafidsani xabad xabadaan ka hayo aan idin waraabiyo
sareeyow ma nusqaamow
saaxirkii kala guuree
kana siib kana saar
------------------
Calan kaanu sugeynee
sahankiisa ahayne
siraadkii africaadow

Ibraahim gadhle ilaahay ha u naxariistee waa tusaale iyo tusaale reer
Ninkale u malxiiskii
Waxa kaaga magac roon
Adigoo mid guursada
Ha laguu mashxaradee
Maskaxdaadu yey noqon
Maqal lagu la leeyahay
Sida macawisaha qaar
Ninba maalin yuu xidhan
Had ba toban muftaaxiyo
Lagu furan masaabiir


heesaa somaliyeed oo magaciisa la yiraaho is argoof


adna ruushan baad tahay
ana riig mareykan ah
riishad baan ku dheerahay
ruuga hays ku keen jebin
waa heestii miyiga haatan magaalo maansaa loo bixiyey weliba aan sii iba bixiyo
waxaa maqaale igu soo gaadhay in gabadh ay is hees maaganaaye isha kala socod ayuu arkay inay dadka ka dhex deydeyso oo ay garan la dahay ninka ay is wajahay caawa heesta is argoof isagoo hees af waajinay ayuu heestii u baxay meelihii uu islaa wey kaa abaareysaa isagii ku hor marey taas oo derejo ahayd runtii waqtigaas maantase aan cid kelyahaas lihi yartahay.

is argoof weli ma maqasheen
anigaa lay yiraah daa
ma ogtahay aduunyada
loo aba dhamayn waa
iin waxaan u leeyahay
adimadaan u dhuubnahaya
maanta eyro lala tago
raga kama itaal yari
orodkagama soo hadho
ugu danbey heesihii is argoof xusuustay heestii uu kula baxay is argoof
hayb ahaa waa habar yonis sacad yonis ceeb haybtu malaha, hadii aan wax lagu dulmayn heestan uu magaca kula baxay ooshii ka ag dhaweyd baa hinaastay oo la yaabtay qab ku faanka ninka ee aanay iyagu waxba uga dhex muuqan jawaabtii is argoof baa heestan noqotay
ma idinkaa asal ahayn oo
oo sheekhii amarka weyna
iyo asxaabtihii idin dhalin
markaan isirkeyga faansado
maxaa is la soo arooftaan
ee u absheegan weydee.


taas aan ka gudbo hees kale oo somali dhexdeeda caana
oo miyiga aad looga heeso ilaahada

fadka bari ka soo kacay
biligbiligta soo guray
buur dhaab ku tiirsaday
barkad naylo kala tegey
anagana bad anaga sigey
si ay bulshada madxeeda u biyo dhigto in maansadu hees tahay
sida heesa ay isu tiriyeen hure iyo camro
hees kale oo soomaliyeed baa eryada aan ka hayo waxaa ka mida
geelu waa gaboobaa
maalintaan gu,na u harin
gafnooyin waayey??????
dumarku waa gaboobaa
maalintaan gu,na u hari
gurigoodaa guntimo badan
ragu waa gaboobaa
maalintaan gu,na uharin
hadalkiisaa gadhgadh u badan


tusaale dheregtee aan sii iftiimiyoheestu ama maansadu waa tuduc yar oo gaaban oo ka midho dhuudhuuban gabayga qaaracu amase qaarada dumarihi maah maaho reebto amase murti aan duugoobin heestana caan ka dhigta jiritaan keedana nooleysa sida tan canbaro iyo hure walanwal ..

inanyow gun baad tahay gole lagama odhan karo
hadal gobi ku haasowdoo la gartana namaad odhan

yaan ku dheeraan heesta aan u soo dego gabayga tusaale cali dhuux gabaygiisii guba doqonkii ugaadeen ahaa .hee doolo laga qaad
loo diid danood iyo hee haduu degilahaa ciide
daah yaale geelii la dhacay hee waa kan dayr dhalye


hee da waxaan uga socdaa gabaygan cali baa u dhacaya
war ana heeda sidii war leynoo wado baan uga gurayaamarkaas
heeda ha garan waayina balaan qaasim idinku tusaaleeyo gabaygiisii almadar
nimamkii almadar aan lahaa hee odayaday dhaami
istimaarkanimankaan lahaa hee udubaday saari
ingriiska nimankaan lahaa hee yuruba wey dhaafin
iyagaa ku nooley kuwaa hee u shitihoonaayey

aan cabdilaahi muuse idinku tusaaleeyo gabay uu tiriyey
labadii xisbi ee la yiri lixdameeyadii wadankey ka jiraan
oo mid la yiri mahamed ibraahim cigaal baa gudoomiye ka ah
midna meykal maryama cabdilaahi arintaas sidaas maantaba
muuqata wuu qaadan waayey cabdilaahi mouse arintaas
gabay aan midhadh ka hayo buu tiriyey waa kan


hadii habar dugaag la waco duni wixii jooga
oo dayo boqor looga dhigo amase daayeerba
miyuu daawo geli sow libaax diiday odhan maayo

waa murtidii cabdilaahi muuse bal tana ila
eeg waa cabdilaahi muuse
Inastuu dhabcaal gudhan yoo dharabo kuu diido
Isagoo dharaar maqan kuluu dumar wax kuu dhiibo
Dhan aad uga dhacdaba maal ku xiga waad dhadhamisaaye
waa dhaawac kugu yaal tolkii dhaqasho diidaaye..

weli cabdilaahi muuse ayaan ku jiraa
somali waxow xaasil gala xoolo debadeede
wax kaloo la xaradhaamiyaa xero ma yeeshaane
ilaahay ha u naxariistee kagayoon mayno cabdilaahi muuse
iyo murtidiisii wax ku oolka ahaydaan halkaas ku hakiyo

ugufsan aagansan hoos u wada aasan
isu uubateysey waxay aragtay mooyaane
sidii neef ugeyba oo libaax ooda kala booday
caawana aan kaga ee,iyee ururka weyneeya
saalax ma leydiray baa lahaa ilaahay ha u naxariistee

waa kaas quraankii mida qaadir amarkiise
xadiisyadiina waa qornyihiin qowlkii nebigiiye
weysadeyba qaataan oo qibladey foolka ku hayaane
wadaada waxaa qaybiyey waa qiso iyo yaabe

quruumuhuba weys weheshadaan qalo daraadeede
qiirqiira waxay kaga baxeen qowl dhamaasho ah
qoomiyad ma wada yeelataan sidii qoon walaalo ahe
is qadirin waxa ku weydeen waa qiso iyo yaabe

wuxuu ahaa siciid bire olol gabaygiisii qiso iyo yaab
aan tusaale u soo qaato mahamed ibrahim warsame hadraawi
maansad todobaatan midab ley
dadka muuqa guudiyo
magaca kala sinaaday
marwo dumar gareyskiyo
marta kala sinaadaay
doqontana mashxaradiyo
mukur kala sinaadaay

heesahaas halkan aan ku wada qoray maan garan waxa midna loogu bixiyey
maanso midna hees isku si ayey u dhacayaan u qormayaan midna ninkii tiriyey
baa yiri waan heesay midna kii tiriyey baa yidhi waan maansooday laakiin
xageyga waa mid qudha bulsha weyn waxan leeyahay yaan leysku khaldin
gabay iyo hees aan nin heesay la odhan gabaygii hebel


xamse baashe muxumed (xamse mahad)
wellcom
boga fariimaha - bilkhayr internet and serviceboga fariimaha - bilkhayr internet and serviceboga fariimaha - bilkhayr internet and service
boga fariimaha - kusoo dhawoow shabakda xorta ah Bboga fariimaha - bilkhayr internet and serviceboga fariimaha - kusoo dhawoow shabakda xorta ah B
xayaanka bilkhayr
arimaha jacalylka
Qaybta 1aad
Qaybta 2aad
Qaybta 3aad
qayta 4aad
qaybta 5aad
qabta 6aad



shabkadaha
Hiiraan.com
Wadanka.com
Hadhwanaag.com
Dayniile.com
shabelle.net

madaxada dalkan jamhuuriyada somaliland
madaxweyne riyaale












sawirkani waa madaxawaynaha jamhuuriyada somaliland
md:Daahir riyaale kaahin
kulmiye
gudoomiyaha xisbiga kulimye
md:Axmed maxamed siilanyo
ucud
gudoomiyaha xisbiga ucud
ENG: faysal cali waraabe






















xamse
xamse
Latest page update: made by xamse , Sep 15 2008, 2:17 PM EDT (about this update About This Update xamse Edited by xamse

169 words added
31 images added
34 images deleted

view changes

- complete history)
Keyword tags: bilkhayr.wetpaint.com
More Info: links to this page
There are no threads for this page.  Be the first to start a new thread.