Sign in or 

xamse waa wiilyaroo da'diisu aad uyartahayna waxaanu ka qalinjabiyey dugsiga hoose dhexe ee macalin daauud waxaanu rabaa inuu sii wato waxbarashadiisa ilaa heer jaamacadeed laakiin ogaw dadiisu aad bay uayartahay laakiin waa nin pr,eng,dr, intaba ah waxaanu si sahalan kusameeyaa websiteda waxaanu kunoolyahay somaliland hargaysa kunasoo koray gobolka kuna dhashay gobolka
Latest page update: Jun 2 2008, 3:27 AM EDT
|
|