FAAHFAAHINTA BILKHAYRThis is a featured page

kusoo dhawawa faahfaahin kusaabsan bilkhayr internet iyo wakhtigii ay jirtay

faahfaahinta bilkhayr - xamsefaahfaahinta bilkhayr - bilkhayr internet and service
bilkhayr internet waxa ay kutaalaa sidaan kusoo sheegnay boga hore xaafada totel

hadaba waxaa ay ahayd taariikhdii bilkhayr mid mudan in lugu qoro dhamaan shabkadaha dalka
markii ugu horysa waxaa la aasaasay sanadkii 1999 waxaana laga aasaasay halka ay imaka kutaal
waxaanay soomartay dhibaato mudan in laxuso maxaa yeelay wakhtigaa hargaysa iyo dhamaan somaliland waxay lahayd midmid internetah tahina waa tiitaabo galisay in la horumariyo dalka iyo dadka

hadaba taariikhdumarkay ahayd 2000 bilkhayr waxay ahyd mid soo kortay gaadhayna heerar sare wakhtigaana waxaa ka qalinjabiyey ardaydii ugu horaysay oo imaka macalimiin ka aha bilkhayr iyo internet kaloo dalka ah

hadba horumarkaa ay sharkadani samaysay waxay noqotay tii ugu saraysay ee ay gaadho internet servic ah oo kuyaala somaliland
imakan bilkhayr internet waa internet laga yaqaano dhamaan dalka iyo dibadiisaba



allaa mahad leh by: pr:xamse baashe muxumed
email:ilac02@hotmail.com
tell:526866


kunoqo bogo BOGGA HORE


xamse
xamse
Latest page update: made by xamse , Jun 24 2008, 12:48 PM EDT (about this update About This Update xamse Edited by xamse

4 words added

view changes

- complete history)
Keyword tags: None
More Info: links to this page
There are no threads for this page.  Be the first to start a new thread.