Sign in or 

waxaa dalkan aan ku noolahay ka dhacaday qiso aad u cajiib badan wiil ayaa waxaa uu aad ugu dheerayay shukaansiga shabakada internetka waxaanu maalin isagoo fadhiya netcafe soogashay gabadh waxay soo fadhiistay kursiga agtiisa wiilku wuxuu ka helay gabadhii waxaanu isku dayaay inuu magaceeda waydiiyo way ka aamustay waxaanu marlabaad ku dhahay abaayo adigoo raali iga ah magacaaga maad isheegi kartaa waxay dhaday aboowe waad qaldan tahay wuu ka aamusay waxaay gabadhii iska wada tay chatinkii ay ku jirtay waxaana soo koobmay wakhtiga mudo 2 saac ah markay fadhiday gabadhii netcafega isna dhinac fadhiyaay gabadhi waxay isu diyaarisay inay baxado wuuna ka soo daba baxay lacagtii ayuu iska dhiibay gabadhiina waxay afka soo saartay dhanka guriga ay daganeed oo xoog u jiray meesha netcafegu ku yaalay wiilka gabadha wuu soo daba galay agteeda ayuu ku soo dhawaaday marku rabay inuu la hadalo waxaay hore ugu leexatay xafad ay taqaanay oo meesha u dhaweed kabtan Diiceey ma samrine meesha dhagax u dhoow ayuu iska fadhiistay ileen waa naf dabayl qaboow indhaha ka martee mudo 30 daqiiqo ah ayuu fadhiyaay meesha waxaana ku so maray dhalinyaro aad u badan ay is yaqaaneen waxaanay dhaheen kabtan Diiceey cawa maxaa kaa si ah meesha la fadhidaa isgoo ugu jawaabay wiil aan meesha ku sugayaa gabadhii aa soo baxaday iyadoo ay la socoto gabadh kale wuu ka soo daba kacay waxaanu usoo dhawaaday gabadhiihii waxuu si hoos ah ugu dhahay ,abaayo waan idin salaamay ? gabadhii aad ayaay u qoso shay waxay dhahaday raaqiya wiilkan waxbaa ka si ah aan filyaa ilaa cawa wuu idaba socdaa yaab waligeey kanoo lake ma arkin magaalda dadnoocani maku noolaayeen raaqiya !!! raaqiya ayaa ugu jawaabtay siman malaaha wuu waalan yahay waxbaa ka si ah !!! ......intuu ku soo dhawaaday ayuu dhahay malaha abaayo qofka ilaahay dartiis idiin salaamaa wuu walaan yahay lakiin waxaan idinsheegayaa inaan waxba aanan qabin ee waxaan idinla dhaafi wayaay salaanta ....raaqiya ayaa hadal ku celisay oo dhahday qof layqaano ayaa la salaama lakiin qof aadan aqoon maxaad ka salameysaa ? kabtan Diiceey uma muuqdo hadalka raaqiyo leedahay ,waxaanu si dagan u dhahay dumarbaad katahayoo danbi taasna kuma lahid ...........waxaanu u sii raaciyaay siman hadii eysan kula socon laheen kuma salaameen isagoo meesha ka helay magacii labada jeer uu waydiiyay gabadha waxuuna u sii raaciyaay waad ku mahad santahay sida aad iigu fududaysay magaca siman ...!!! sidaan hore u soo sheegay jacaylku indho malaahan meel aadan filayn ayuu kaa soo galaa waxaadna la kulmeysa wajiyo kala duwan dumarka somaliduna aad ayey u suuro badan yahiin markay arkaan qof u heelan oo dan ka soo gasho waa dabci ay ka wada siman yahiin hadaba maxuu kala kulamay gabadhi raaqiya aheyd iyo kabtan Diiceey LASOC QAYBTA 2AAD |
|
xamse |
Latest page update: made by xamse
, Jul 5 2008, 1:34 AM EDT
(about this update
About This Update
1 image added view changes - complete history) |
|
Keyword tags:
None
More Info: links to this page
|