HORDHAC:- Marka hore waxaan hadalkayga kubilaabayaa magaca eebe ee naxariista guud iyo tagaar ahaaneedba iskale . waxaan kaloon salaamayaa la socoshayaasha amaba dadka kui xidhana ina ya isticmaalaan shabakdan xorta ah ee bilkhayr Bacada salaan waxaan jecelaa inaan idiinsoo bandhigo qaybaha ugu waayay ee ay shabakadan xorta ahi idiinsoo uruurisay waxaanan jecelaa inaan boggag cusub u sameeyo shabakada ama webka si ay ooga qaybqaadato soo dhawaynt macaamiisha waxaba yaanan hadal idnku daalin ee waxaan jeclaanlahaa ina aay dhaliyaradu halka ama boggan ka akhristaan sheekooyinka jacaaylka ah taasoo aan kubilaabi doono sheeko ah Jacayl dhaawac galay maxaa lugu dabiibaa??????? Hadaba sheekadan oo dheer lehena qaybo kala duwan waxaan marka hore kubilaabi doonaa qaybta kowaad ilaa iyo sheegada dhamaad keeda