XAYAYSIINTA ALLABAHAThis is a featured page


City Center Hotel Hargeysa.
Bishaaro! Bishaaro! Bishaaro!
XAYAYSIINTA ALLABAHA - bilkhayr internet and service
Dhamaan waxa la ogaysiinayaa dadweynaha jecel in ay Yimaadaan magaalada Hargeysa in laguu diyaariyay Hotel Cusub oo aad ka heli karto dhamaan adeegyada kuwa ugu casrisan ee hada laga isticmaalo aduunka.
XAYAYSIINTA ALLABAHA - bilkhayr internet and service
Hadaba hadii aad timaado magaalada Hargeysa ha Moogaan Hotel City Center oo ku yaala badhtamaha magaalada Hargeys.
XAYAYSIINTA ALLABAHA - bilkhayr internet and service
Waxa aad Hotel City Center Hargeysa ka heli kartaa adeegyadan hoos ku qoran.
XAYAYSIINTA ALLABAHA - bilkhayr internet and service


1 in uu kuu habeeyo amase kuu diyaariyo Booking-ka diyaaradaha (Traveling Agent)
2 Gaadiid kaa soo qaada Aiport-ka kuna geeya (Transportation)
3 waxaad ka helaysaa Boosta DHL oo adeegyada lagugu samaynaayo.
4 Telephonada Gudaha iyo Dibedaba ah
5 isticmaalka Internet-ka oo Bilaash ah
6. isticmaalka Computerka iyo daabacaada oo qiimo jaban ah
7 cida Hotel-ka degan waxa aanu siinayna Quraac bilaasha.
8 hotel-ku waxa uu kuu damaanad qaadaya amaano buuxda adiga iyo agabkaagaba.
9 goob caafimad oo laguugu diyaariyay adeeg aad u sareeya waxa kuugu diyaara dhakhaatiir khibrad leh, waqti walba waad helaysaa daaweynta.

10 Super Market aad ka heli karto alaab tayo leh (Brand Names) intii aad doonto una baahato (CCH Super Market )

11 mishiinka maydha dharka, suudhk, surwaalada, shaadhadhka IWM. (laundry)

12. waxa aad ka heli kartaa Parking balaadhan oo la dhigto Baabuurta aad wadato amase cida kuu imanaysaa ay wadato. XAYAYSIINTA ALLABAHA - bilkhayr internet and service
Hadaba hadii aad rabto warbixin intaasi dheer kala xidhiidh Telphon-adan. 002522-4425486 Ama 002522-4471733 mobile
Land Line. 002522-510000 XAYAYSIINTA ALLABAHA - bilkhayr internet and service
Ama Email CitycenterHotel@hotmail.com ama
Websatka www.citycenterhotel.com
Hargeisa Shiraqle Market opposite To Ex-STC Hargeisa
Xafiiska war qabadka bilkhayr


Google Enter your search terms Submit search form





www.bilkhayr.wetpaint.com










XAYAYSIINTA ALLABAHA - bilkhayr internet and service Halkaan ka iibso waxii aad u bahan tahay oo raqiis ah


XAYAYSIINTA ALLABAHA - bilkhayr internet and service Home of the Web's Best Freebies.

Ku noqo beejka



xamse
xamse
Latest page update: made by xamse , Jun 25 2008, 11:20 AM EDT (about this update About This Update xamse Edited by xamse

1 word added
5 words deleted
1 image added
1 image deleted

view changes

- complete history)
Keyword tags: None
More Info: links to this page
There are no threads for this page.  Be the first to start a new thread.