City Center Hotel Hargeysa.
Bishaaro! Bishaaro! Bishaaro!
Dhamaan waxa la ogaysiinayaa dadweynaha jecel in ay Yimaadaan magaalada Hargeysa in laguu diyaariyay Hotel Cusub oo aad ka heli karto dhamaan adeegyada kuwa ugu casrisan ee hada laga isticmaalo aduunka.

Hadaba hadii aad timaado magaalada Hargeysa ha Moogaan Hotel City Center oo ku yaala badhtamaha magaalada Hargeys.
.jpg)
Waxa aad Hotel City Center Hargeysa ka heli kartaa adeegyadan hoos ku qoran.
.JPG)
Ku noqo beejka